Home » WARARKA MAANTA You are browsing entries filed in “WARARKA MAANTA”

Xog: Maxaa kala socotaa tirada shaqaalaha DF ee la saadaalinaao in laga jaro mushaarka?

Xukuumada Somalia ayaa wada qorsho ay ku jareyso Mushaaraadka ay qaatan Shaqaale u diiwaan gashan dowlada Federaalka ah ee Somalia. Shaqaalaha laga jari doono Mushaarka ayay xukuumada Somalia ku eedeysay inaanu xaadirin shaqooyinka, hase yeeshee ay u taagan yihiin keliya qaadashada mushaarka. Baaritaan hordhac ah oo ay sameeyen Xubno wakiil u ah Xukuumada Somalia ayaa […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

XOG: AMISOM Oo Arrin Xujo Ah Ag Dhigtay DFS, Iyo Howlgalkii La Waday Oo…

Warar si hoose ay u heshay Shacabkanews.com ayaa xaqiijinaya in AMISOM ay arrin ad u xujo ah ag dhigtay dowladda Federaalka Soomaaliya oo dooneysay in la qaado howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab. Taliska AMISOM ayaa DFS u sheegay in xilligaan aanay ka qeybqaadan kareyn dagaallada la doonayo in lagu weeraro Al-shabaab. Waxay tilmaameen […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Ma Waxaa Qarxay Dagaal u Dhaxeeya Soomaliya Iyo Kenya?

Shalay waxa uu dagaal aa du xooggan dhexmaray ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Kenya, kadib markii ciidamada la dagaalanka argagaxisada Kenya ay dalka si xadgudub ah kusoo galeen. Cidamada o indhaha soo xirtay sida Al-shabaabkii sidoo kalena calamo madow ah soo qaatay ayaa xuduudda kasoo tallaay, waliba wax wargelin ah ma aanay sameyn. Xogta […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

LA OGAADAY: Al-shabaab Oo Bilaabay Iney Degaan Degmooyinka Ugu Muhiimsan Ee Muqdisho

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa hadda waxay bilaabeen iney soo degaan degmooyinka ugu muhiimsan ee magaalada Muqdisho. Markii hore waxay ku badnaayeen degmooyinka Yaaqshiid, Hilwaa iyo sidoo kale Dayniile, hase ahaatee hadda waxay soo galeen faras magaalada. Waxay soo degeen Hodon, Howlwadaag, Waaberi, Warta Nabadda, X/weyne, X/jajab iyo sidoo kale Shengaani, iyaga oo diidaya in meelaha fog […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Muxuu Farmaajo Ka Yiri Maxaabiista Ku Xiran India?

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan ay dalka soo gaari doonaan ku dhawaad 100 Maxbuus oo ku xirnaa Sanado badan dalka Hindiya. Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheeri ah ku bixisay sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiistaasi oo xilliggaan la kulmaya dhibaatooyin kala duwan. Xukuumadda Soomaaliya ayaa horay […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

XOG: Shabaab Fu’aad Shongole Iyo Saraakiil Kale Oo Dirqi Kaga Badbaaday Ciidanka DFS

 Fu’aad Shongole iyo saraakiil kale oo Al-shabaa ka tiran ay si dirqi ah kaga badbaadeen ciidamada DFS Soomaaliya oo howlgal ka sameeyey deegaanno Kamid ah gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada ayaa ku dhacay xarun markii hore ay ku shirayej saraakiishan, balse daqiiqado kahor ayey ka baxeen marka howlgalkaan uu dhacayo. Xogta ciidanka heleen ayaa ahayd in […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Dayaca iyo darxumada Faroole nala damacsanaa Gaas baa damiyey!

Cabdiraxmaan Faroole oo ahaa Madaxweynihii Hore Puntland ayaa laga qoray maqaal dheer ,kadib markii uu ka hadlay Colaada Tukaraq ,edayna u jeediyaay Madaxweynaha Taladda Haya ee Prof Cabdiweli Gaas.   Hoos ka akhri Ama Riix Linkska Dayaca iyo darxumada Faroole nala damacsanaa Gaas baa damiyey!

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Dhageyso Khudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay Magaalada Boosaaso oo uu ku tilmaamay Cadaalada looga baahanyahay dhanka Dhaqaalaha.

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa safarkiisa Boosaaso Ku tagaya waxa uu ku jeediyay Khudbad meelo Badan taabaneysa. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka Hadlay Xaalada Dalka ka jirta Dhaqaalaha soo xarooday iyo in cadaalad loo qeebsado. Mudane Farmaajo ayaa sheegay in Dowlada ka qeyb qaadaneyso Dhismaha Puntland isla markana dhaqaalaha Dowlada wax ka heleyso. Waxa uu […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Warshad Caan ah oo ku gubaneysa Muqdisho & Warar Hordhac ah oo kasoo baxaya Khasaaraha

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xarunta weyn ee Warshada Isbuunyada Mubaarak uu dab qabsaday. Warshadda ayaa la sheegay inuu qabsaday Dab xoog leh oo gebi ahaan baabi’iyey Warshada, isagoo dabku gaaray xarumo Dugsiyo Waxbarasho oo ku dhowaa Warshadda, waxayna dadka degaanka sheegeen in qasaare baaxad leh uu gaaray Warshadda. Dabka ayaa weli […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Ciidanka Kumaandooska Somalia howlgal ku burburiyey Saldhigii Alshabaab ee degaanka Leego [Sawirro]

Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa Howlgal gaar ah ku burburiyay saldhigii ugu weynaa ee Maleeshiyada Kooxda Alshabaab ay ku lahaayeen degaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada kumaandooska ayaa howlgalkooda ku beegsadya degaanka Leego oo Alshabaab la sheegay inay ka abaabuli jireen Qaraxyada iyo Weerarada. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa […]

January 13th, 2018 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]