Home » WARARKA CALAMKA You are browsing entries filed in “WARARKA CALAMKA”

Jarmalka: Kuwait Airways Xaq bay u uleedahay in aysan qaadin Muwaadinka Israa’iil.

Maxkamad ku taaalla Jermalka ayaa go’aamisay in shirkadda diyaaradaha ee Kuwait airline ay xaq u lahayd in ay diido in aysan qaadin muwaadin Israa’iil u dhashay.   Go’aankaas ayaa ka caraysiiyay ururrada Yuhuudda iyo kuwo kale oo ku ku baaqay in la cambaareeyo Yuhuud nacaybka.   Shirkadda Kuwait Airways ayaa diiday in ay qaado macmiil […]

November 17th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Mugabe oo wali diidan in uu xilka ka dago.

Madaxwayniha muddada dheer ka talinayay Zimbabwe Robert Mugabe ayaa la sheegay in uu diidan yahay in uu xilka ka dago ,iyada oo ay jiraan baaqyada ku saabsan in uu iscasilo.   Mugabe oo 93 jir ah ayaa xabsi guri laga dhigay ka dib markii militariga Zimbabwe ay awoodda dalkaasi la wareegeen Arbacadii.   Ma jirto […]

November 17th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Imaaraadka Carabta oo Xisbiga Kulmiye ku taageeray wax isdaba marinta Doorashada Soomaliland.

Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa soo bandhigay waraaqo been abuur ah oo lagu soo daabacay Emaaraadka Carabta sida ay sheegeen oo xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye uu ku musuq maasuqay Doorashadii dhacday, iyadoo waraqahaas ay ka qeyb qateen in xisbigu helo codad badan oo been abuur ah.   Xisbiga Wadani gaar ahaan Musharaxa Madaxweyne ee […]

November 17th, 2017 | Posted in VIDEO,WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Boqorka Sacudiga Boqor Salman oo toddobaadka soo socda Wiilkiisa xilka ku Wareejinaya.

Boqorka wadanka Sacudi Carabiya Boqor Salman ayaa qorsheynaya in uu talada dalkiisa ku wareejiyo Amiir Maxamed Bin Salman sida lagu daabacay DailyMail oo soo xigatay dad ku dhow dhow qoyska reer Boqor.   Arrintan ayaa u muuqata in ay tahay talaabadii ugu dambeysay ee awooda gacanta loogu gelinayo Amiin Maxamed oo 32 jir ah waxaana […]

November 17th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Waa tuma Grace Mugabe, xaaska madaxweynaha Zimbabwe.?

Xisbigiisa ZANU-PF ayaa u xushay in uu markale isu taago xilka madaxweynenimo sanadka soo socda, balse dhawr jeer ayuu safaro caafimaad oo dibedda ah u baxay sanadkan gudihiisa. Waa caafimaad daradaas iyo gaboowga sababta ugu badan ee loo tuhmayo in ay majaraha u hayso xaaskiisa Grace. Iyada oo dalka Zimbabwe ay ka socdaan isbadalo waaweyn […]

November 16th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

France oo casumaad u dirtay Raysalwasarihii Lubnaan Hariri iyo Qoyskiisa.

Dowlada France ayaa marti qaad u dirtay Raysalwasaaraha Lubnaan Saad Hariri oo dhawaan xilka iska casilay, waxaana casumaadaasi loo diray isaga iyo qoyskiisa oo hada ku nool dalka Sacuudiga.   Qoyska Hariri ayaa muddo dheer ku noolaa dalka Sacuudiga oo ay hanti ku leeyihiin, waxaana la rumeysan yahay in Boqortooyada Sacuudiga oo horey u taageeri […]

November 16th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Falastiin oo beenisay War ay Faafisay Warbaahinta Israel.

Maamulka Falastiin ayaa beeniyey warar ay faafiyeen warbaahinta Israel oo sheegtay in Boqortooyada Sacuudiga ay ka codsatay inuu xilka iska casilo Madaxweynaha maamulka Falastiin Maxamuud Cabaas.   Warkan ayaa lagu soo beegay safar uu Hogaamiyaha Falastiin ku tagay dalka Sacuudiga.   Isra’iiliyiinta ayaa warbaahintooda ku faafiyey in Sacuudiga uu cadaadis saarayo Maxamuud Cabaas Madaxweynaha Falastiin […]

November 15th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Sacaad Hariri oo sheegay inuu dalkiisa ku noqon doono.

Dowlada Lubnaan ayaa weli codsaneysa in Raysalwasaarihii xilka iska casilay ee Sacaad Hariri uu dib ugu soo noqdo dalkiisa isagoo weli ku sugan magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga.   Sacaad Hariri ayaa magaalada Riyadh kula kulmay wafdi ka socday hogaanka Kirishtaanka dalka Lubnaan iyo xubno kale oo u yimid wadanka Sacuudiga si ay u arkaan […]

November 15th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Zimbabwe: Militariga oo la wareegay Xarumaha Dowlada – (SAWIRO).

Ciidamada Militariga ee dalka Zimbabwe ayaa xalay saqdii dhexe iyo arooryadii Saaka oo Arbaca ah la wareegay Telefishinka dowlada ZPC iyo qaar kamid ah Xarumaha dowlada.   Askarta ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa lagu arkayaa wadooyinka caasimada Harare.   Afhayeen u hadlay Militariga oo kasoo muuqday Telefishinka ayaa sheegay in hawlgalka socda uusan ahayn afgembi […]

November 15th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Yemen: Diyaaradaha Sacuudiga oo duqeeyey Madaarka Sanca.

Kooxda Xuuthiyiinta ee ka taliya caasimada Yemen ee Sanca ayaa ku eedeeyey Diyaaradaha dagaalka ee Sacuudiga duqeynta lala beegsaday Madaarka Caalamiga ah ee Sanca.   Duqeyntan ayaa gebi ahaan hawada ka saartay laanta Saadaasha Hawada iyo hagida diyaaradaha taasi oo meesha ka saareysa in Airportkaasi ay kasoo degaan diyaaradaha sida gargaarka caalamiga ah. Boqortooyada Saucudiga […]

November 15th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]