Home » SPORTS You are browsing entries filed in “SPORTS”

Real Madrid oo mar kale noqotey horyaalka Qaaradda Yurub 2017

Naadiga Real Madrid ayaa noqotey kooxdii u horeysey ee difaacata koobka ay haystey tan iyo sanadkii 1990, waxaana ay habeenka sabtida ku guuleysatey koobka Champions League ee horyaalaka naadiyada Qaaradda Yurub, kadib markii ay 4-1 uga adkatey kooxda ka dhisan magaalada Talyaaniga ee Juventus.   Cristiano Ronaldo ayaa goolkii ugu horeeyey ciyaarta dhaliyey, waxaana uu […]

Posted in SPORTS | Read More »

Booliiska Iiraan oo xiray Nin u eg Messi.

Booliis ayaa xiray Arday reer Iiraan ah oo aad ugu eg ciyaaryahanka caanka ah ee reer Argentine Lionel Messi.   Dad badan oo ku sugan magaalada Hamaden ee dalka Iiraan ayaa doonayay in ay sawirro la galaan Reza Parastesh, booliiska ayaana isaga iyo gaarigiisiiba geeyay saldhigga si loo joojiyo jahwareerka ka dhashay dad badan oo […]

Posted in SPORTS,WARARKA CALAMKA | Read More »

Newcastle oo kusoo laabanaysa Horyaalka Ingiriiska.

Newcastle United ayaa qabsatay xaflad weyn oo ay dib ugu soo laabaneyso Premier League ka dib markii ay 4-1 ku garaaceen 10 nin oo Preston North End ah ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday St James Park, waxaana ay Premier League ku soo laabteen isku daygoodii koowaad.   348 maalmood ka dib markii ay u […]

Posted in SPORTS | Read More »

Antonio Conte oo Sheegay Guuldarradii Manchester United inuu Masuul ka ahaa.

Tababaraha kooxda Chelsea,  Conte ayaa sheegay in uu qaadanayo masuuliyadda guul daradii kooxdiisa ka soo gaartay Manchester United, isla markaasna uusan kooxda ku qaadin sidii ay ku badin lahaayeen.   Chelsea ayaa 2-0 lagaga badiyay ciyaartii ka dhacday garoonka Old Trafford, haddana afar dhibcood ayay ka koreeyaan Tottenham inkastoo ay 10 dhibcood ku hogaaminayeen bishii […]

Posted in SPORTS | Read More »








120x600 ad code [Inner pages]




 




 




300x250 ad code [Inner pages]