Home » VIDEO You are browsing entries filed in “VIDEO”

DAAWO: Wasiir Juxa oo Xafladii xil wareejintiisa Farriin culus u diray Farmaajo iyo Kheyre (VIDEO).

Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inay koox kaliya aysan Soomaaliya isku koobi karin oo keligeed og meesha loo guurayo.   Isagoo ka hadlayay munaasabad uu xilka ku wareejinayey Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha ayuu farriin cad u diray hoggaanka dowladda Federaalka ee madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre […]

January 8th, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Subxanallah Cunug Yar oo Musqul Laga Soo Saaray Degmada Wadajir iyo Hooyadii Ku Riday Magaceda…

Dhacdo muruga badan oo la yaab ku noqotay dadka degaanka ayaa ka dhacday Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir kadib markii mid kamid ah xaafadaha Degmadaasi musqusheda laga soo saaray cunug yar oo lagu riday.   Mid kamid ah dadka ku nool xaafada ay dhacdadaan ka dhacday oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay in mid kamid […]

January 5th, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo oo Garoowe laga Dareemayo iyo Wafdigii Soo gaaray oo ka hadlay (VIDEO).

Magaalada Garoowe waxaa laga dareemayaa qaban qabaabada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo ku wajahan deegaanada Puntland-Soomaliya.   Sidoo kale, waxaa Garoowe soo gaadhay Saraakiil ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya, iyo Xildhibaanno hordhac u ah booqashada madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo Puntland, Waxayna ka warbixiyey Qorshaha Safarka Madaxwayne Farmaajo uu halkaasi […]

January 5th, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

Daawo: Kiiska Cabdiraxmaan Cabdishakur oo Dawlada lugaha u geliyey xiisad Sharci (VIDEO).

Maxkamada Racfaanka ee gobalka Banadir oo shalay u fariisatay dacwada ay soo gudbisay xeer illaalinta Qaranka oo ka dhan ah Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ganaax dul dhigtay Qareenadii diiday inay matelaan eedaysanaha.   Kiiska Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayey horey u laalshay Maxkamada Darajada Kowaad 21kii bishii December, kadib markii ay xeer illaalinta maxkamada horgeyn weyday wax cadeyn […]

January 4th, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

Daawo: Cabdiraxman Cabdishakur oo diiday Kiiska Horyaal Maxkamada Racfaanka- (VIDEO).

Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakur Warsame oo ah hogaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa sheegay inuusan hortagi doonin Maxkamada Racfaanka oo sheegay inay maanta 3-da Janaayo dib u furayso dhageysiga kiiska dacwada ay soo gudbisay xeer illaalinta.   Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ay horey u sii deysay Maxkamada Darajada Kowaad oo laalshay kiiska dacwada Xeer illaalinta oo ku guuleysan weyday […]

January 3rd, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Maxuu Faa’ido iyo Khasaaro leeyahay Guurka Deg dega ah.?+(Xog Uruurin)

Guurka waa naxariis eebe ku galadeystay Ummudda Muslimiinta ah waxayna dadka ku kala aragti duwan yihiin qaabka loo sameynayo.   Hadaba sanadihii ugu danbeeyay Shacabka Soomaaliyeed ku soo badanayay “Guurka deg deg ah” oo ay sameynayaan Wiilasha iyo Gabdhaha da’da yar.   Ra’yi Uruurin sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday waxa keena Guurka deg deg ah […]

January 2nd, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo si la yaab leh Fariin ugu diray Farmaajo, Mucaaradka Dawladana ku Tilmaamay…!!

Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan Soomaaliya ayaa ka hadlay siyaasadaha ay isku hayaan mucaaradka iyo dowlada dhexe soomaaliya waxana uu shegay in talada dalka aysan ka go’in laba shaqsi.   Cali Xaaji Warsame oo qeyb ka ahaa musharaxiintii 2016-kii isu soo taagay xilka madaxweynaha dalka ayaa shaaca ka […]

January 2nd, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Dadkii ka Danbeyay Werarkii C/raxmaan C/hakuur oo Dacwad laga gudbiyay iyo Magacyada Masuuliyiin Caan ah…

Dacwad ka dhan ah falkii lagu weraray guriga xisbiga Wadajir ee siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame isla markaana lagu xasuuqay 6-askari oo ilaala u ahaa siyaasiga ayaa loo gudbiyay laamaha cadaalada dalka.     Masuul ka tirsan xisbiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ee Wadajir ayaa shaaca ka qaaday in dacwad u gudbiyen xeer ilaalinta dalka isla markaana […]

January 1st, 2018 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Ugaaska Beesha Murusade oo Dhulka ku Jiiday Habar-Gidir iyo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur (VIDEO).

Ugaaska beesha karanle oo ka mid ah murusade ayaa ka hadlay hadal uu dhawaan jediyay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa in magaalada Muqdisho ay leyihiin dad gaar ama qabiila gaar ah.   Ugaas Muxidiin oo ka qeyb galay kulan lagu qabtay magaalada muqdisho ayaa shegay in dadka qaar ay aamisan yihiin in magaalada muqdisho […]

December 30th, 2017 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DAAWO: Somaliland oo Shuruud Adag ku xirtay Farmaajo kadib Xarunta Maamulka Hawada ee Muqdisho lagu Warejiyay (VIDEO).

Siyaasiyiinta madashada wadatashiga iyo toosinta Somaliland oo goor dhaw kulan deg deg ah ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay maamulka hawada soomaaliya oo maalintii shalay laga furay magaalada muqdisho.   Masuuliyiinta wadatashiga iyo toosinta Somaliland ayaa shaaca ka qaaday iney Somaliland aysan wax shaqa ah ama ka quseyo aysan jirin hawada lagu warejiyay dowlada […]

December 29th, 2017 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]