Home » DHAGEYSO WARAYSIYO You are browsing entries filed in “DHAGEYSO WARAYSIYO”

DHAGEYSO: Xildhibaanadii xilka ka qaadi lahaa Shariif Xasan oo Si adag uga Hadlay Saxaafada ..

Xildhibaan Dhubad Maxamed Dàhaqane oo ka mid ah Xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay u midoobeen sidii ay xilka kaga qaadi lahaayeen Madaxweynaha maamulkaasi. Waxaa uu sheegay in xildhibaanada Koonfur Galbeed ay qaateen Go’aan mid ah kaasoo ah in xilka laga qaado Madaxweyne Shariif Xasan. 16-Ka Bishaan […]

October 4th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,WARARKA MAANTA | Read More »

DEG DEG: Xildhibaanada Aqalka Sare oo fariin u diray RW Khayre, kana hadlay Xiisada Hirshabelle (Daawo)

Baarlamanka Aqalka Sare ee Somalia kulan ay maanta yeesheen waxay uga hadleen xiisada siyaasadeed ee ka dhex tagan Maamulka Hirshabelle. Mudanayaashu waxay fariin u direen Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre oo dhawaan Madaxwaynihii hore ee Hirshabeelle ku eedeeyay inuu ka danbeeyay xilka qaadistiisa.  

August 20th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

War Deg Dega: Puntland oo ciidamo hor leh u dirtay Buuhoodle (Daawo)

Madaxwayne ku-xigeen Dowladda Puntland Cabdixakiim Cabdilahi Xaaji Cumar Camey ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ood-wadaagta ah ee dirirtu ku dhexmartay Magaalada Buuhoodle. Eng. Camey waxaa uu sheegay in xukumadda Puntland ay u diray deeganadaasi wafdi isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo qaar kamida isimada Puntland, si ay uga qayb-qataan ha kinta coladaaasi.

August 20th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo Somaliland u diray hanjabaad culus (Daawo)

Ku-simaha Madaxwaynaha Dowladda ahna Madaxwayne ku-xigeen Puntland Cabdixakiim Cabdilahi Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in ciidamo hor leh u dirayso deegaanada Sool iyo Sanaag, wuxuuna timalmaamay inaysan raali ka ahayn ololaha doorayinka Somaliland ay ka wado deegaanadaasi. “Habeen 2-aad waad ka warhaysaan wixii ka dhacay Laascaanood, kuwo ilaalinayay oo dadka deegaanka ah een… in lagu […]

August 20th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DEG DEG: Miisaaniyada Puntland oo 9-Million is dhintay & Baarlamanka oo ka hadlay (Daawo)

July 20th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DHAGEYSO: Goobaha Ganacsiga Magaalada Baledweyne oo weli xiran iyo Sababta keentay…

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in maalintii labaad ay xiran yihiin goobaha Ganacsiga Magaaladaasi. Dadka ku sugan Magaalada ayaa saakay Warbaahinnta u sheegay in ay dhibaato xooggan ay soo wajahday Maadaama ay wali xiran yihiin goobaha Ganacsiga ee Magaalada. Sicir Barar ayaa ka jira Magaalada waxaana […]

July 4th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,WARARKA MAANTA | Read More »

Ururka MAP iyo Xukuumada M.Gaas oo khilaaf soo kala dhex-galay, Sababta (Daawo)

Magalada Garowe ayaa malinimadii 2/07/2017 waqtigii duhurnimada waxaa saldhiga booliska dhexe ee magaalada Garowe lagu xirey wariye Axmad Cali Kilwe. Macada sababta dowlada u xirtay Wariye Kilwe, balse warar ay helay Shacabka New ayaa sheegay inuu la xiiiro qorma yar oo uu ku daabacay Bartiisa Facebook-ga. HALKAN KA AKHRISO. Dhinaca kalle, xariga wariyaha waxaa ka dhashay […]

July 3rd, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

DHAGEYSO: Maleeshiyaadka Galmudug oo weerar Gaadma ku Qaaday Degmada Saaxo oo ka tirsan Puntland…

Maamulka degmada Saaxo ee gobalka Mudug ayaa daaha ka rogay in ay ciidamo katirsan Galmudug weerar ku soo qaadeen deegaanadaas, isla markasna uu geysta dhimasho iyo dhaawac soo kala gaartay labada dhinac.   RIIX OO HALKAAN KA DHAGEYSO Gudoomiyaha degmada Saaxo ee dawladda Puntland Jamarti Yuusuf Ibraahim ayaa u sheegay warbaahinta gudaha, in dagaal ay […]

June 5th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,WARARKA MAANTA | Read More »

DHAGEYSO: R.W Ku xigeenka oo faah faahin ka bixiyay shirkii London..

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada London. Waxa uu sheegay shirka in diirada lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa Arrimaha Amniga, Abaaraha, Kobcinta dhaqaalaha, Siyaasada, Dib u eegista Dastuurka iyo Wadashaqaynta Beesha Caalamka iyo Dowladda 4-ta Sano ee soo socota. […]

May 12th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,WARARKA MAANTA | Read More »

DHAGEYSO: Cabdiraxmaan Faroole oo cadeeyay nooca uu ahaa Dilkii loo geystay wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya, Asagoo fartana ku fiiqay….

Madaxweynihi hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Faroole haatana ahna xildhibaan katirsan aqalka sare ayaa shirqool ku tilmaamay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay allaha unaxariistee wasiirkii howlaha guud iyo dib  u dhiska Soomaaliya Cabbaas Siraaji. Faroole oo aan hadalkaan la gamban ayaa waxuushnimo ku tilmaamay dilkaan, wuxuuna sheegay inuu aad uga xun yahay inay Soomaaliya weydo […]

May 4th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,WARARKA MAANTA | Read More »








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]