“Author Archive”
Stories written by Wariye Abdirahman Ahmed

DAAWO XOG CUSUB: Yaa Awood Badan Dalalka Turkiga iyo Isreal oo Hawada Hanjabaado Culus isku Marinaya..

HALKAAN HOOSE KA DAAWO..

December 12th, 2017 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

AKHRISO: Midowga Yurub oo diiday Dalab ku saabsan QUDUS OO uga yimid Ra’iisal Wasaaraha Yuhuudda…

Midowga Yurub ayaa diiday dalab uga yimid Ra’iisal wasaaraha Isra’el Benyamin Netanyahu oo ahaa inay magaalada Qudus u aqoonsadaan caasimadda Israel, kuna daydaan Madaxweynaha Mareykanka. Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa sheegtay in ururka u dhan yahay in la taageero in Qudus ay caasimad u noqoto dowlad mustaqbalka ay Falastiin yeelato iyo Israa’iil. […]

December 12th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Daah-furay Qaamuuska Eray bixinta Doorashooyinka [Sawirro]

Waxaa maanta la daahfuray Istiraatiijiyadda Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka shanta sano soo socota oo qeexeysa Doorasho qof iyo cod ah sanadka 2020 k dhacda Soomaaliya. Waxaa munaasabadda oo lagu soo bandhigay Qaamuuska eray bixinta doorashooyinka Somaaliya igoobjoog ka ahaa Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed, xubnaha Guddiga madaxabanana […]

December 12th, 2017 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

SAWIRRO: Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe

Taliyaha Ciidanka Dowladda Federalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee Puntland. Taliyaha iyo wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland Gen. Siciid Maxammed Xirsi (Siciid Dheere) hoggaanka ciidamada Daraawiishta iyo saraakiil ka socotay Taliska Ciidanka Xoogga dalka […]

December 12th, 2017 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

XOG CUSUB: C/llahi Sambaloolshe oo shaaca ka qaaday Arin lama filaan ah & Beelaha Muqdisho oo hor istaagay…

Taliyihii Hore ee Hay’ada NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalolshe ayaa waxa uu ka hadlay Khilaaf kala dhaxeeyey Mudadii uu shaqeenayey Saraakiil Katirsan NISA. Waxaa uu sheegay iney jiraan shaqsiyaad ay Beesha Hawiye kasoo wada jeedaan oo uu shaqadiisa ka qaban waayay isla markaana isaga naceyb gaar ah uqabay, kuwaas oo NISA kala tirsanaa. C/llaahi Sambalolshe […]

December 12th, 2017 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Ra’iisulwasaraha Yahuuda oo si yaab leh uga hadlay Arrinta Qudus..

Ra’iisulwasaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in falastiiniyiinta haday aqbalaan Qudus inay caasimadd u tahay Israel waxay soo dadajineysaa arrintaas nabadgalyada. Hadalkaani ayuu yiri ka dib markii kulan uu la qaatay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, waxaa uuna Netanyahu uu ku booriyay Macron in tallaabooyin geesinimo leh laga qaato falastiin. Dhankiisa madaxweyanha Faransiiska ayaa sheegay in […]

December 11th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA | Read More »

Beesha Mareexan oo kaso horjesatay heshiiski Galmudug iyo Ahlusunna (AKHRISO)

Beesha Sade (Mareexan) oo kamid eh beelaha ugu balaaran beelaha ku midoobay maamulka Galmudug aya la shegaya in eey kaso horjesatay heshiiski u dhexeyay Dowlad Goboledka Galmudug iyo Maamulka Ahlusunna taasi oo labada maamul eey ku midooben. Beesha aya la sheegaya in eey dhaliil santahay in Sh Maxamed Shakir uu noqdo Wasiirka koowad ee Galmudug […]

December 7th, 2017 | Posted in DHAGEYSO WARAYSIYO,VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

SAWIRRO: Diyaar Weyn oo Dalka Sucuudiga Laga Leeyahay oo Hada Muqdisho ka Dagtay, Maxay Wadaa? (AKHRISO)

Diyaarad sidday deeq dawo ah oo dowladda Sucuudigu ay ugu deeqday Soomaaliya ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho,taasi oo dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay si loogu adeego bulshada. Waxaa sidoo kale diyaaraddaasi saarna qaar kamid ah dad Soomaaliyeed oo dhaawacyo qabay kuwaasi oo muddo 6 bilood ah lagu daweynayay dalka Sucuudiga kadib markii ay ku dhaawcmeen qaraxyo […]

December 7th, 2017 | Posted in WARARKA MAANTA | Read More »

Fananiinta Itoobiya oo Boob ku Haya Heesaha ay Qaadan Fanaaniinta Soomaliya..

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO FANAAN ITOOBIYAN AH OO SOO QAADAY HEESTII XASAN AADAN SAMATER..  

December 7th, 2017 | Posted in VIDEO,WARARKA MAANTA | Read More »

Raysal Wasaare Kheyre oo ka Hadlay Hishiiska Galmudug iyo Raysal Wasaaraha loo Magacaabay ..

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO.    

December 7th, 2017 | Posted in WARARKA CALAMKA,WARARKA MAANTA | Read More »








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]