|

DAAWO: Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo oo Garoowe laga Dareemayo iyo Wafdigii Soo gaaray oo ka hadlay (VIDEO).

Magaalada Garoowe waxaa laga dareemayaa qaban qabaabada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo ku wajahan deegaanada Puntland-Soomaliya.

 

Sidoo kale, waxaa Garoowe soo gaadhay Saraakiil ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya, iyo Xildhibaanno hordhac u ah booqashada madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo Puntland, Waxayna ka warbixiyey Qorshaha Safarka Madaxwayne Farmaajo uu halkaasi ku tagayo.

 

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socdo u ambabaxaan magaalada Garowe,iyadoo sidoo kale madaxweynaha ayaa booqandoona deegaano kale oo ka tirsan Puntland.

 

DAAWO MUUQAALKA

 

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]