|

DAAWO: Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo si la yaab leh Fariin ugu diray Farmaajo, Mucaaradka Dawladana ku Tilmaamay…!!

Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan Soomaaliya ayaa ka hadlay siyaasadaha ay isku hayaan mucaaradka iyo dowlada dhexe soomaaliya waxana uu shegay in talada dalka aysan ka go’in laba shaqsi.

 

Cali Xaaji Warsame oo qeyb ka ahaa musharaxiintii 2016-kii isu soo taagay xilka madaxweynaha dalka ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan yahay dhismaha dowladanimada mucaarad iyo muxaafid talada dalkana ay ka dhaxeyso siyaasiyiinta soomaaliyed.

 

“ Lacag waa lasoo qaadan jiray dowlad waa la mucaaradi jiray laakin wax walbo siyaasad iyo wada hadal ayey ku socon jiren marka taas waxa ka muqato iney dowlada jilcan tahay waliba siyaasada ahaan tankale maaha in dowlad jirto halsano laga soo horjesto waxii ay ku qaldan tahay waa loo shegaya waliba runta ayaa indhaha laga saara dowladana maaha in siyaasada dhan ay kusoo koobto labo shaqsi iyo waxii lamid ah”

Ayuu yiri siyaasiga Cali Xaaji Warsame.

 

Halkan Hoose Ka Daawo:

Ugu danbeyn siyaasiga Cali Xaaji warsame ayaa madaxda dowlada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ugu baaqay in laga wada shaqeyo dowladnimada soomalaiya si aysan u jabin rajada shacabka soomaaliyed oo donaya dowlad nimadii soomalaiya.

 

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]