|

DAAWO: Maxuu Faa’ido iyo Khasaaro leeyahay Guurka Deg dega ah.?+(Xog Uruurin)

Guurka waa naxariis eebe ku galadeystay Ummudda Muslimiinta ah waxayna dadka ku kala aragti duwan yihiin qaabka loo sameynayo.

 

Hadaba sanadihii ugu danbeeyay Shacabka Soomaaliyeed ku soo badanayay “Guurka deg deg ah” oo ay sameynayaan Wiilasha iyo Gabdhaha da’da yar.

 

Ra’yi Uruurin sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday waxa keena Guurka deg deg ah iyo siday Soomaaliya shucuubta kale uga horeeyaan.

 

Qaar ka mid ah shacabka ayaa qaba inuu Guurka deg deg ah keeno Tecknologiyada cusub ee haatan caalamka ka hana qaatay halka dadka qaar ay qabaan iney muhiim tahay Wiilka ama Gabadha marka ay qaan gaaraanba horay ka guursadaan sidaasina nolosha ku haboon tahay.

 

Sidoo kale, Shacabka ayaa sheegay in farqi weyn uu u dhaxeeyo guurka hadda jira iyo midkii hore.

 

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

 

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]