|

DAAWO: Ugaaska Beesha Murusade oo Dhulka ku Jiiday Habar-Gidir iyo Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur (VIDEO).

Ugaaska beesha karanle oo ka mid ah murusade ayaa ka hadlay hadal uu dhawaan jediyay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa in magaalada Muqdisho ay leyihiin dad gaar ama qabiila gaar ah.

 

Ugaas Muxidiin oo ka qeyb galay kulan lagu qabtay magaalada muqdisho ayaa shegay in dadka qaar ay aamisan yihiin in magaalada muqdisho ay leyihiin dad gaar ah taas uu ku shegay waxa ay iska dhaadhicyen dadka qaar.

 

“Waxa jira hadala dadka qaar ay jediyen oo ah in muqdisho ay leyihiin shaqsiyaad gaar ah warkaasi wax la maqli karo maaha muqdisho dadka dhan ee somaliyed ayey ka dhaxeysaa mana aha in waxaas oo kale lasii buun buuniyo”

Ayuu yiri ugaaska beesha.

 

Halkan Hoose Ka Daawo:

 

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]