DAAWO: Somaliland oo Shuruud Adag ku xirtay Farmaajo kadib Xarunta Maamulka Hawada ee Muqdisho lagu Warejiyay (VIDEO).

Siyaasiyiinta madashada wadatashiga iyo toosinta Somaliland oo goor dhaw kulan deg deg ah ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay maamulka hawada soomaaliya oo maalintii shalay laga furay magaalada muqdisho.

 

Masuuliyiinta wadatashiga iyo toosinta Somaliland ayaa shaaca ka qaaday iney Somaliland aysan wax shaqa ah ama ka quseyo aysan jirin hawada lagu warejiyay dowlada soomaaliya isla markaana somaliland ay ka madax banaan tahay somaaliya.

 

Xubnaha kulanka ka qeyb galay ayaa sheegay in qaramada midoobay ay kala hadlen arinta hawada lagu warejiyay dowlada isla markaana jawab ay ka sugayaan waxana ay shaaca ka qaaden in arintaan maamulka hawada uu saameyn ku yelan doono wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *