|

DAAWO MUUQAALKA: Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusuna ee Villa Soomaaliya Iyo Sheikh Shaakir oo Helay Awood Buuxda

Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa lagu soo gaba gabeyay Munaasabad lagu saxiixayo Dhameystirka Heshiiska Ahlsuna iyo Galmudug ee dhawaan si hordhac ugu dhacay Dalka Jabuuti.

 

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada.

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Heshiiska:

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]