|

DAAWO: Israel ama Yuhuuda oo la ogaaday iney Maamusho Daacish iyo Al-shabaab (VIDEO).

Sirtii ugu weyneyd ayaa ka fakatay Yuhuuda taas oo ah shirqool ay yuhuudo ugu talagashay in lagu burburiyo Wadamada Islaamka, islamarkaana umadda lagu nacsiiyo Diinta Islaamka.

 

Sirtan waxey banaanka timid Markii ay Sirdoonka Dalka Liibiya ay isla Dalkaas ku qabteen Sarkaal kamida Saraakiisha sarsare ee Daacishta ka Dagaalanta Dalka Liibiya, balse sida dhabta ah ka tirsan Sirdoonka Dalka Israa’iil sida ay Sheegeen Sirdoonka Liibiya.

 

 

Ninkan ayaa  Masaajido ku yaala Dalka liibiya waxa uu ka jeedin jiray Muxaadarooyin uu dhalin yarada ugu baaqayo iney ka mid noqdaan Urur Diimeedka Daacish.

 

Sirta ugu weyn ee uu bixiyay Sarkaalkan Israa’iiliga ah waxaa kamida Kitaabo Fiqi iyo Axaadiis ah oo yuhuudu ay qortay oo loogu talagalay in Muslimka ay Khilaaf ka dhex abuuraan.

 

Waxa kale oo uu sheegay in Yuhuudu ay Maamusho Ururada Argagixiso ee kala ah Al-shabaab iyo Daacish iyo kuwa kale, wuxuna ujeedada ay yuhuudu ka damacsantahay uu ku sheegay in lagu wiiqo awoodda Wadamada Islaamka iyo in aysan nabad iyo Nolol aysan ka hana qaadin.

 

Muqaalka Hoose ka daawo Sarkaalka la qabtay ee xogtan iyo xogo kaleba Bixiyay

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]