|

XOG DEG DEG AH: Gaas oo Xafladda wareejinta Dekadda Bosaso ku Beegay maalintii Calanka Soomaliya Lasameeyay (AKHRISO)

Madaxwaynaha Dawladda Puntland ahna Gudoomiyaha  Golaha Iskaashiga Dawlad-goboleedyada Soomaaliya Dr Cabdiweli M. Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa hadda dib ugu soo laabta magaaladaa Bossaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland

Waaa magaalada Bosaso ka docda Xafladda wareejinta Dekadda Bosaso, Xafladaan waxaa lagu beegay maalintii la sameeyay Caalanka Jamhuuriyadda Soomaliya 12-ka October, Taariikhda xaflada wareejinta Dakadda Bosaao lagu beegay ayaa dood Badani ka timid.

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]