|

Xaguu Marayaa Qorshihii Dhismaha 10,000 Kun Guryo ee Turkigu Balanqaaday? (AKHRISO)

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Saadiq C/llaahi Cabdi oo ku sugan Dalka Turkiga gaar ahaan magaalada Ankara ayaa sheegay qorshihii
10,000 guri ee uu Turkigu balan qaaday in uu meel fiican marayo.

Wasiirka ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Turkiga Isagoo kala hadlay sidii Soomaaliya looga caawin lahaa xagga dhib u dhiska Dalka.

Madaxda maamul Goboleedyada war murtiyeed ee shalay soo saareen waxay ku dhaliileen Dowladda in aaysan wax uga qorsheenin maamul Goboleedyada 10,000 guri ee Turkigu balan qaaday in uu
dhisayo.

5

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]