|

Maxay isku Casileen Wasiirkii Gashaandhiga Federaalka iyo Taliyihii Ciidanka Xooga Soomaaliya, (AKHRIDO XOG CUSUB)

Wasiirkii Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed iyo taliyihii ciidanka Gen. Axmed Jimcaale Geedi (Cirfiid) ayaa  ku dhawaaqey in ay xilkii iska casileen xilalkii ay u hayaan dowladda Federaalka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulankooda Khamiislaha ahaa Maanta ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa  deg deg u magacaabay Taliye cusub, waxayna u magacaaben Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Cabdi Jaamac Xuseen  oo ku magac dheer Gen (Gorod).

Dhibaatada ay isu casileen labada masuul ayaa la sheegayaa inay salka ku hayso dayaca haysta ciidanka dowaldda federaalka, mushahar la’aanta iyo weeraro gaadmo ah oo al-Shabaab waxyeelo xoogan ku gaarsiiyeen.

Taliyaha cusub ee gollaha wasiiradu magacaabeen  ayaa Dowladdii kacaanka ka noqdat xilka ayaa ahaa Col. Pilot ah, xilligii dowladdii Siyaad Barre, sidoo kale waxaa uu Wasiirka Dekedaha ka noqday dowladdii TNG-da ee uu hoggaaminayay C/qaasim Salaad Xassan.

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]