DEG DEG: Madaxweynaha Dadban ee Somaliya, oo Sheegay inuu ciidamo isku Dhaf ah u sameynayo maamul Goboleedyada…

Madaxweynaha Maamul Goboleedyada ahna Madaxweynaha Dadban ee Somaliya Ahna Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiwali Cali Gaas Ayaa safar Shaqo ku mari Doona Maamul Gobaleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed Madaxweyne Gaas ayaa sheegay talaabada ugu Horeysa ee uu Qaadi doono iba tagay inuu sameeyn Doona Ciidamo ay ku Midaysan Yihiin 5 Maamul Gobaleed ee Dalka Somaliya ka jira.

Madaxweyne Gaas ayaa Sheegay Ciidankaas inay ku Dhisidoobaan mudo 3 Bilood Gudahood ah ayan La wareegi Doonaan Gacan ku Haynta Dalka ayagoo muda yar kaga saari Doona Dalka koxda Al-shabaab..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *