Mahad Salaad oo soo Jeediyay in Xilka laga Tuuro Madaxweyne Farmaajo, Afar Qodob Dartood(AKHRISO)

War Qoraal ah oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Facebook ayaa waxa uu ku sheegay in dowladda ay fashilnatay sigaar ah Madaxweyne Farmajo isla markaana loo baahan yahay in Golaha Shacabka ay ka tashadaan madaxda dalka oo uu ula jeedo in ay kalsoonida kala laabtaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *