DHAGEYSO: Madaxweynaha Dadban ee Soomaaliya oo wareysi xasaasi ah bixiyey goor dhaw, kana hadlay Xilka Loo Doortay…

Madaxweynaha dawladda Puntland ahna madaxweynaha Dadban ee Somaliya  Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta loo doortay hogaanka dawlad gobaleedyada Soomaaliya ayaa ka hadlay faahfahin ku saabsan qodobada ay ku heshiiyeen ee kasoo baxay shirka magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu shirkan ahaa mid muhiim u ah Soomaaliya, isla markaasna loogu talinayey Maslaxadda iyo mustaqbalka Ummadda Soomaaliyeed, loona baahan yahay in maskaxda si wanaagsan loogu hayo.

Madaxweyne Gaas oo wareysigan siiyey Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa sheegay in ay waajib tahay in laga wada shaqeeyo danta Ummaddan Soomaaliyeed.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *