DAAWO: Wafdi Heer Caalami ah Oo Gaaray Magaalada Hargeysa Iyo Sababta Oo La Ogaaday

Wafdi heer caalami ah oo ka socday wadamada Somaliland ka taakuleya lacagaha doorashada ayaa gaaray magaalada hargeysa halakasi oo ay kulan gaar ah kula qaaten Madaxweynaha Maamulka Somaliland Siilaanyo.

Xubnaha wafdiga oo kulan ay saxaafada dibad jog ka aheyd la qaatay Madaxweynaha ayaa kala hadlay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin in doorashada aysan waqtigeda dib ugu dhicin, in doorashada lagu qabto si cadaalad ah iyo in la ilaaliyo amanka guud ee Somaliland xiliga doorashada.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *