|

DEG DEG DAAWO : M/weyne ku xigeenka Puntland Camey oo Difaacay Kursiga Madaxweyne Famaajo oo Maamul Gobaleedyadu u shirayaan siday uga Tuuri lahaayeen…

Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar (Camay) oo maanta ka dhoofay magaalada Garowe ayaa sheegay inuu safrayo dalalka Kenya iyo Zambia ka dib fasax qaadanaya 10 cisho oo uu sheegay inuu ku maqnaan doono dalka dibadiisa.

Hadal kooban oo uu jeediyay Eng Camay wuxuu ku sheegay ujeedada socdaalkiisu inay la xiriirto fasax balse uu rajaynayo kulamo uu kula yeelan doono magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya dad badan, halkaas oo uu sheegay 5 cisho ka dib inuu uga sii gudbi doono cariga dalka Zambia.

Ma ahan mid horey loo shaaciyay socdaalka Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar (Camay) Islamarkaana faahfaahin dheeriya lagama hayo wuxuu ku qotomo,wallow ay noqonayso markii ugu horeysay oo uu tagi doono dalka Zambia oo ay ku nool yihiin ganacsato fara-badan oo u dhashay dalka Somalia.

Camey Madaxwayne Ku xigeenka Puntland mar uu ka hadlayay shirka Kismaanyo  ayuu  Ku Tilmaamay mid aan maslaxad ugu jirin umada Soomaaliyeed.

Madaxweyne Camey ayaa wada Qorshe uu ku difaacayo kursiga Madaxweyne Farmaajo asagoo qaadacay Shirka la iskugu tagayo Kismaayo…

HALKAAN KA DHAGEYSO…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]