|

DAAWO : Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo u hanjabay madaxweyne Farmajo, meeshii Siyaad Bare la marsiiyey Baa lagu marsiinin…

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ah Xildhibaan laga soo doortay Galmudug dhawaana u tagay Cadaado dhex-dhexaadinta khilaah ka dhex dhashay madaxda maamulkaasa ayaa u hanjabay madaxweynaha DFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, isagoo sheegay in beeshiisu ay marsiin doonto halkii ay Siyaad Bare marsiisay haddii uusan wax ka bedelin sida uu ula dhaqmayo Galmudug.

Xildhibaan Fiqi ayaa ku sheegay madaxweyne Farmaajo iyo RW Khayre khayrul masuuliyiin aan gudan karin waajibkooda, isagoo ku eedeeyey inay doonayaan inay burburiyaan maamulka Galmudug.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

 

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]