|

Sir: Khudbadii RW Khayre uu ka jeediyay UN-ka oo noqotay midii Xasan Shikh (Daawo)

Waxaan gadaal ugu noqday khudbadihii UN-ka laga akhriyey ilaa 2013kii waxaana ogaaday in Siyaasiyiinta Soomaalidu ay waxba ku kala duwanayn ee dadku ay mid la jiraan ama xulafo ahaan ama Jifa ahaan ama saaxiibtinimo ahaan.

HALKAN KA DAAWO.

khudbad walba oo UNGA laga jeediyey waxaa ay ahayd 20+ daqiiqo, waxayna isaga mid yihiin dhan walba. Horumarka, Caqbadaha, AMISOM, Shabaab, Abaaraha iyo wax hanalookugu deeqo.

 

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]