|

Baarlamaanka oo diiday qorshe jahwareerin ah oo kaga yimid Xukuumadda Kheyre (Waa maxay?)

Home WARARKA Baarlamaanka oo diiday qorshe jahwareerin ah oo kaga yimid Xukuumadda Kheyre (Waa…
WARARKA
Baarlamaanka oo diiday qorshe jahwareerin ah oo kaga yimid Xukuumadda Kheyre (Waa maxay?)

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa iska diiday qorshe adag oo kaga yimid dhanka xukuumadda Xasan Cali Kheyre kaasi oo la doonayay in lagu jahwareeriyo golaha shacabka.

Xukuumadda Kheyre ayaa soo gudbisay sida la sheegay 15 hindise sharciyeed, waxaana ay ku dooneysay in ay ku mashquuliso xildhibaannada golaha shacabka ah.

Hase ahaatee xildhibaannada ayaa u sheegay in aysan marnaba arrintaasi aqbalaynin, waxaana ay sheegeen in sharciyadaasi dib u dhigeen illaa mooshinka meel laga saaro.

La soco wixii soo kordha

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]