|

Dhageyso Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Gaaray Deegaanka Godad isagoo halkaasi hadal ka jeediyay,,

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cabdulaahi Xaaji Camey ayaa gaaray deegaanka Godad halkaasi oo xiisado ka jiraan,

Camey ayaa marka uu gaaray Halkaasi waxa uu ka jeediyay Hadal uu kaga hadlay Socdaalkiisa,

Waxa uu sheegay in Sababta ugu muhiimsan ay tahay in uu ogaado xaalada Deegaanka Godad ee dhibaatada ka jirtay.

Dhanka kale waxa uu ka hadlay masuuliyiinta Galmudug ee labada madaxweyne oo la filayo in ay Gaalkacyo soo gaaraan,

 

HOOS KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Reply








120x600 ad code [Inner pages]




 




 




300x250 ad code [Inner pages]