|

DAAWO: Faysal Cali Waraabe oo hal arin darteed uga carari doona Somaliland & halka uu aadi doono..

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa meel fagaare ah ka balan qaaday inuu Somaliland ka carari doono hadii hogaamiyaha Xisbiga Wadani C/Raxmaan Cirro loo doorto madaxweyne.

Hadalkan oo dadka qaar ka yaabiyay kuwana ka qosliyay ayuu Faysal Cali Waraabe uga dan lahaa in Cirro uusan awoodin inuu hogaamiyo Somaliland.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Hogaamiye Faysal Cali Waraabe ayaanan sheegin halka uu u carari doono hadii Cirro uu noqdo madaxweynaha Somaliland ee doorashada sanadkan dhaceysa.

Leave a Reply








120x600 ad code [Inner pages]




 




 




300x250 ad code [Inner pages]