|

AKHRISO: Wasiiro Xilkooda Waayi Doona Kadib markay ka hor yimid Go’aankii Dowladda ee Arrinta Qalbi dhagax..

Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaalia ayaa la sheegay inay kasoo horjeesteen go’aankii laga gaaray Kiiska C/kariin Sheekh Muuse [Qalbi-dhagax], inkastoo laga cod batay.

Xogta Shacabka News   helayso  ayaa sheegeysa in dhowr wasiir oo ka mid ah xukuumadda ay ka gows qabsadeen taageeridda go’aankii Xukuumaddu ka qaadatay kiiskii C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax ee loo gacan-geliyay dowladda Itoobiya.

Wasiirada go’aanka u cutami waayay ee doodda ka keenay waxaa ka mida: Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maryan Qaasim Axmed, Wasiirka Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federalka iyo dib u heshiisinta Cabdi Faarax Saciid [Juxa].

waxay u bafan tahay inay xilkooda waayo Doonan Wasiiradaan kasoo Jorjeestay Mowqifka Dowlada Federalka ka Qastay Danbiile  Qalbi Dhagax.

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]