|

XASAASI: Sanbaloolshe oo u hanjabay Farmaajo, Akhriso Sababta Keentay?..

Warar si hoose ay  u helayso warbaahinta Shacabka News waxay sheegayaan in Taliyaha NISA Mr. Sanbaloolshe oo la filayo in xilkaasi laga qaado uu u hanjabay madaxweyne Farmaaajo iyo Ra’iisul wasaare Kheyre.

Markii uu maqlay in xilkaan laga qaadayo ayuu Sanbaloolshe sheegay in isna uu ceebeyn doono madaxda qaranka.

Waxa uu sheegay inuu hayo Caddeymo ku aadan arrinta qalbi dhagax iyo saxiixyada Labada mas’uul.

Waxa uu tilmaamay in saxaafadda usoo bandhigi doono haddii isaga xilka NISA ka hayo laga qaado.

Arrintaan ayaan la ogeyn in Sanbaloolshe ka celin doonti xil ka qaadista lagu sameyn doono iyo in kale.

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]