|

WAR DEG DEG AH: RW Kheyre oo Wariyaasha u yeeray, kana hadlaya Qadiyadda Dowldda ee…

Ra`iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhaw ka hadlaya qadiyadda ku saabsan dhiibida Sarkaalkii ONLF ee Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ay Soomaaliya u gacan galisay Itoobiya.

Raysalwasaaraha ayaa hadda ku jira kulanka golaha Xukuumada oo aan caadi aheyn, ka dibna wuxuu la hadli doona wariyaasha sidda ay sheegayaan wariyaasheena kusugan magaalada Muqdisho.

Dawladda Soomaaliya ayaa aad loo sugayaa warka ay u sheegi doonto Shacabka Soomaaliyeed oo si aad ah uga carooday go’aankii ay qaadatay.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]