|

DEG DEG: Ethiopia oo u hanjabtay Xildhibaano uu ka mid yahay Sakariye (Daawo)

Xildhibaan Zekariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo kamid ah Barlamaanka Somalia ayaa ka hadlay hanjabaado u sheegay in xubno ka tirsan Golaha Shacabka oo isagu ku jiro ay Dowladda Ethiopia usoo Hanjabtay, kuwaas oo wada mooshin la xariira arrinta Qalbi-dhagax.

Leave a Reply








120x600 ad code [Inner pages]




 




 




300x250 ad code [Inner pages]