|

DHAGAYSO: VOA oo Warbixin Sir ah ka diyaarisay Dhiibidii Qalbi-Dagax & Heshiiskii IGAD…

Ninkan Itoobiya ayuu danbi ka galay, waxaana qasab ah in iyaga lagu wareejiyo”ayuu yiri Xildhibaanka oo tusaale usoo qaatay in Kenya ay Soomaaliya kusoo wareejisay Xasan Xanafi  kadibna la toogtay.

Prof Cabdi Ismacil Samatar ayaa dhankiisa sheegay in fadeexadda ugu weyn ay tahay in Qalbi-dhagax uu ahaa sargaal sare oo katirsanaa militeriga Soomaaliya kana soo muuqday dagaalkii 77-dii Itoobiya lala galay.

Hadaba, miyay jirtaa qaab ay DFS ku bad-baadin kartay Qalbi-Dhagax- Hoos ka dhagayso Xog cajiib ah.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO…

 

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]