|

DAAWO: Gudoomiyaha ONLF oo Ku Eedeeyay Farmaajo Dhiibista Abdikariim Qalbi Dhagax….

Gudoomiyaha Jabhada  ONLF Mohamed Omar Osmaan ayaa ku eedeeyay Dawlada somaliya ee iyo Madaxweyne  Farmaajo inay dhiibtay sargaal sare oo kamid ahaa gudiga fulinta ee jabhada ONLF inay si khasab ah ugu gacan galisay Dowlada  Itoobiya.

Mohamed Omar ayaa sheegay Dhiibista Abdikarim sheekh Muuse inay  ka hor imaanayso  qawaaniinta caalamiga, dastuurka Somaliya soomaalinimada, iyo midnimada umada soomaaliyeed.

RIIX OO HALKAAN KA DAAWO.

 

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]