|

War Deg Dega: Puntland oo ciidamo hor leh u dirtay Buuhoodle (Daawo)

Madaxwayne ku-xigeen Dowladda Puntland Cabdixakiim Cabdilahi Xaaji Cumar Camey ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ood-wadaagta ah ee dirirtu ku dhexmartay Magaalada Buuhoodle.

Eng. Camey waxaa uu sheegay in xukumadda Puntland ay u diray deeganadaasi wafdi isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo qaar kamida isimada Puntland, si ay uga qayb-qataan ha kinta coladaaasi.

Leave a Reply








120x600 ad code [Inner pages]




 




 




300x250 ad code [Inner pages]