|

Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo Somaliland u diray hanjabaad culus (Daawo)

Ku-simaha Madaxwaynaha Dowladda ahna Madaxwayne ku-xigeen Puntland Cabdixakiim Cabdilahi Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in ciidamo hor leh u dirayso deegaanada Sool iyo Sanaag, wuxuuna timalmaamay inaysan raali ka ahayn ololaha doorayinka Somaliland ay ka wado deegaanadaasi.

“Habeen 2-aad waad ka warhaysaan wixii ka dhacay Laascaanood, kuwo ilaalinayay oo dadka deegaanka ah een… in lagu dilay, hubkii ay haysteena runtii laga qaaday, waxaa weeyaan howshaasi howl iska fashilan tay runtii weeye”  ayuu yiri Eng. Camey .

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]