DEG DEG: Xildhibaanada Aqalka Sare oo fariin u diray RW Khayre, kana hadlay Xiisada Hirshabelle (Daawo)

Baarlamanka Aqalka Sare ee Somalia kulan ay maanta yeesheen waxay uga hadleen xiisada siyaasadeed ee ka dhex tagan Maamulka Hirshabelle.

Mudanayaashu waxay fariin u direen Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre oo dhawaan Madaxwaynihii hore ee Hirshabeelle ku eedeeyay inuu ka danbeeyay xilka qaadistiisa.

 

https://youtu.be/czBGhqlnSzs

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *