|

Gudiga Doorashooyinka Puntland Oo Wax Ka Bedeley Hannaanka Isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadeed.

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay wax ka bedel ay ku sameeyeen furashada xisbiyada siyaasadeed.

Gudiga ayaa ugu horayn ku kordhiyey labo (2) bilood oo horleh waqtiga ay tahay in lagu furan karo ururada siyaasadeed ee Puntland kahor doorashada 2019ka.

Dhanka kalena, gudoga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa ka dhigay lacagta furashada urur siyaasadeedka 3,000 (Saddex kun) oo dollar, halka diiwaangelintana laga dhigay 7,000 (Todobo kun) oo dolla

ugu danbeyn Dadka siyaasada ku xeel dheer waxay sheegaan inaysan dhici doonin in doorashada ay noqoto mid ku qabsoomi karta hanaanka  xisbiyada maadaama ay xakuuma hada joogta aysan awood saarin higilinta udhaqaaqista  nidaamka xisbiyada

Leave a Reply








120x600 ad code [Inner pages]




 




 




300x250 ad code [Inner pages]