|

(Warbixin):Wasiir C/raxmaan Xoosh oo kulan kula qaatay xafiiskiisa wafdi ka socday Midowga Yurub

Wasiirka Arrimaha dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiradda Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo iyo masuuliyiin kale oo ka socotay Xafiiska EU ee Soomaaliya,

kulanka Intii uu socday laba dhinac isla soo qaadeen arrimo ay kamid ahaayeen Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka iyo wada shaqaynta labada dhinac loo dadar galin lahaa

ugu horeyn wasiir Cabdi Xoosh ayaa safiiradda iyo masuuliyiintii kale ee la socotay uga mahadceliyay booqashada ay ku yimaadeen Wasaaradda, isaga oo uga warbixiyay hawlaha ay Wasaaradda qabatay.

“Aad ayaan ugu faraxasanahay inaan maanta idinku soo dhaweyno xarunta Wasaaradda oo ah mid qiima wayn ugu fadhisa dalka Soomaaliya, waxa aan halkan ka abaabulnay hawlo baaxad leh oo aan mudooyinkii dambe qabanay haba ugu horeeyaan kulamada wadatashiga ee aan la yeelanay qaybaha kala duwan ee bulshada oo wadada u furaya Geedi-Socod dib u-eegis Dastuur oo ka qaybgalkiisu loo dhanyahay ” ayuu yiri AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Dhinaca kale, Safiiradda ayaa ugu hambalyeysay Wasaaradda shaqada ay wado, islamarkaan waxa ay u ballanqaaday wadashaqayn joogta.iyadoona sheegtay in wasaarada ay kale shaqeyn doonaa arrimo ay kamid ahaayeen Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka sidii loo hirgalin lahaa

Ugu dambayn, kulankan oo ahaa mid daba socday kulan bishii hore Wasiirka iyo Safiirada ay yeesheen ayaa waxa uu ku soo dhamaaday gu

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]