Madaxweyne Geelle oo hambalyo u diray Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa hambalyo u diray dhigiisa madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo dhawaan dib loogu doorty shanta sanno ee soo socta madxweynaha dalka Kenya.

Madaxweyne Geelle ayaa kadigey in dalkaasi ka dhacaan wax saameyn karra ilaalinta sharciga ammaanka iyo xasiloonida Geeska Africa maadama ay ka jiraan rabshada laxariira doorashada natiijadeeda oo mucaaradka ku qanci waayeen.

Ismail Cumar Geelle Madaxweynah dalka Jabuuti waxaa uu carabka ku adkeeyay in la sameeyay tallaabooyin adag oo lagu sugayo xariirka labada dhinac korna loogu qaadayo cilaaqaadka u dhaxeeyso Jabouti iyo Kenya.
Mohamed Abdiaziiz Warsame
Gaalkacyo Mudug, Soomaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *