|

Deg deg Xildhibaanadda Barlamaanka Hirshabelle oo codka kalsoonnida kala noqdey Madaxweyne Cosoble

Warrarka ka imaanaya magaalada Jowhar Ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in xildhibaanadda Maamulkaasi ay codka kalsoonnida kala noqdeen Madaxweye Cosoble.
Madashada Shirka Baarlamaanka maamulkaasi oo ay soo xaadireen xildhibaannada ayaa waxa codka xasaanada looga tuurey madaxweyna 68 mudane ku codeeyeen inay codka kalsoonnida xilka uga qaadeen madaxweyne Cali Abdullahi Cosoble.
Majirto faah faahin dheeraad ah oo laxariira xasaanadda xildhibaanadda ku sheegeen in uu halkaasi ku waayay madaxweyne Cosoble.

Mohamed Abdiaziiz

Lasoco Wixii dheeraad ah

 

Loading…

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]