|

Ururka MAP iyo Xukuumada M.Gaas oo khilaaf soo kala dhex-galay, Sababta (Daawo)

Magalada Garowe ayaa malinimadii 2/07/2017 waqtigii duhurnimada waxaa saldhiga booliska dhexe ee magaalada Garowe lagu xirey wariye Axmad Cali Kilwe.

Macada sababta dowlada u xirtay Wariye Kilwe, balse warar ay helay Shacabka New ayaa sheegay inuu la xiiiro qorma yar oo uu ku daabacay Bartiisa Facebook-ga. HALKAN KA AKHRISO.

Dhinaca kalle, xariga wariyaha waxaa ka dhashay khilaaf soo kala dhex-galay xukuumada Madaxwayne Gaas iyo Ururka Suxufiiyiinta Puntland ee MAP oo u doodaysa xuquuqda Wariye Kilwe.

MAP oo xariga saxafigan ku eedaysay Madaxtooyada ayaa sheegtay inaan waxba laga socodsiin Ururka MAP, islamarkaana maxkamad la soo marin, taasina ay ka hor imaanayso sharciga Puntland.

Cumar Siciid Maxamed Uqareemida  iyo xiriirka wariyaasha ee Ururka MAP oo warasysi siiyay warbaahinta Garowe ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay iyaga iyo Xukuumada Madaxwayne Gaas.

Leave a Reply








120x600 ad code [Inner pages]




 




 




300x250 ad code [Inner pages]