|

DHAGEYSO: R.W Ku xigeenka oo faah faahin ka bixiyay shirkii London..

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada London.

Waxa uu sheegay shirka in diirada lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa Arrimaha Amniga, Abaaraha, Kobcinta dhaqaalaha, Siyaasada, Dib u eegista Dastuurka iyo Wadashaqaynta Beesha Caalamka iyo Dowladda 4-ta Sano ee soo socota.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa sheegay masuuliyiintii shirka ka soo qeyb galay in ay balan qaadeen in ay gacan weyn ka geysan doonaan xaalada Soomaaliya gaar ahaan Abaaraha.

RIIX OO HALKAAN KA DHAGEYSO.

Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay rajo weyn in ay ka qabaan sidii isbedel loogu sameyn lahaa Soomaaliya, maadaama ay heystaan balan qaadyo waa weyn.

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]