|

DHAGEYSO: Cabdiraxmaan Faroole oo cadeeyay nooca uu ahaa Dilkii loo geystay wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya, Asagoo fartana ku fiiqay….

Madaxweynihi hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Faroole haatana ahna xildhibaan katirsan aqalka sare ayaa shirqool ku tilmaamay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay allaha unaxariistee wasiirkii howlaha guud iyo dib  u dhiska Soomaaliya Cabbaas Siraaji.

Faroole oo aan hadalkaan la gamban ayaa waxuushnimo ku tilmaamay dilkaan, wuxuuna sheegay inuu aad uga xun yahay inay Soomaaliya weydo wasiir dhalinyaro ah oo howlkar ahaa, tusaalena u ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed.

Halkaan ka dhageyso codka Faroole.

Leave a Reply








This is the code for your widget. Just copy and paste it into your website.
New widgets may take up to 30 minutes before they start displaying properly.

Loading…

120x600 ad code [Inner pages]




 




Loading…

300x250 ad code [Inner pages]